"Mar kasta oo aad wax akhrido,
wax badan ayaad ogaan doontaa."

Muhiimada Wax Akhriska

Wax akhrisku wuxu inoo lee yahay ahmiyad balaaran waxaana tusaale inoogu filan kalmadii koowad ee Rasuulka kuso degtay SCW Taaso ahayd “AKHRI”.

Waxaa la yidhaahdaa 5 sano ee soo socoto mustaqbalkaaga siduu u ekaan doono Ilaahay ka sokow waxay ku xidhantahay buugta aad akhriyi doontid iyo dadka aad la kulmi doontid.

"Akhristayaasha maanta
waa hogaamiyaasha berrito."