Aftahan

+ Free Shipping

Buuggan aftahan wuxuu ka hadlayaa habka gole ka hadalka ama
fagaare ka hadalka habboon. Barashada xirfadda fagaare ka hadalku,
waxay muhiim u tahay nolosha casriga. Si qofku ula jaanqaado
noloshan cusub ee ku dhisan xidhiidhyada iyo falgallada bulshada,
waxaa muhiim ah inuu yaqaano xirfadaha, qancinta iyo maaraynta
cabsida golayaasha. Sidoo kale waxaa qasab ah inuu barto xirfadaha
diyaarinta hadalka iyo halabuurka afkaarta.

Categories: , Tag:

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “Aftahan”

Your email address will not be published. Required fields are marked *