Dhambaaladda Quraanka

+ Free Shipping
Buugga “Dhambaallada Quraanka”

ee uu turjumay walaalkay Cabdulxakiim Muxammad Obsiiye oo asalkiisa uu qoray qoraaga Ad’ham Sharqawi waa buug jaad-goonni ah oo ka duwan badi buugaagta aynu akhrino. Waa buug akhriskiisa aan laga caajisayn isla jeerkaasna aan laga xiiso goynayn.

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “Dhambaaladda Quraanka”

Your email address will not be published. Required fields are marked *